SUAAL
Waxaad sheegtaa magacyada naarta ay leedahay?
JAWAB
Naarta waxey leedahay magacyo dhowr ah waxaana ugu caansan todobo magac oo kala ah:
- Jahannama (جهنم)
- Lazaa (لظى)
- Saqara (سقر)
- Xudhama (حطمة)
- Jaxiima (الجحيم)
- Saciira (السعير)
- Haawiya (الهاوية)
Waxaa jira culumada qaar ee magacyada naarta inta aan soo xusnay in ka badan ku sheegaya, laakiin todobada aan soo xusnay dhamaan waa kuwo lagu sheegay quraanka kariimka.
