Na Weydii Suaal

SUAAL

Goormaa ayey Soomaaliya Xornimo Qaadatay?

JAWAB

Koonfurta Soomaaliya waxey xornimo qaateen: 1 July 1960 miiladiga.

Woqooyga Soomaaliya waxey xornimo qaateen: 26 June 1960 miiladiga.