Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg tirada dowladaha aan badda laheyn?

JAWAB

Dowladaha aan badda laheyn waxey gaarayaa 49 dowladood shan kamid ahna waa dowlado aan si sax ah loo aqoon saneyn.