Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Meeraha qoraxda ugu dhaw?

JAWAB

Waa meeraha loo yaqaano Dusaa ingiriis ahaanne waa Mercury Carabi ahaana waxaa loo yaqaanaa Cadhaarid

Nooca Suaasha