Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg magaca loo yaqaano fardaha yar yar?

JAWAB

Fardaha yar yar ama dhasha fardaha waxaa loo yaqaanaa ‘Darmaan‘.