Na Weydii Suaal

SUAAL

Muxuu yahay farqiga u dhaxeeya Mobile iyo Tablet?

JAWAB

Mobile-ka iyo Tablet-ka farqiga ugu weyn u dhaxeeya ee la sheegi karo waa cabirka, sida caadiga moobilada cabirkoodu wuuka yar yahay tablet-yada.