Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg sadax erey oo markii hore laga aqriyo iyo markii gadaal laga soo aqriyo isku mid ah xarfahooduna ka bilaabmaan D kuna dhamaadaan D?

JAWAB

Waa Dad, Daad iyo Dood