SUAAL
Waa maxay sheeyga uu iska iibiyo kii sameeyay, kii iibsadayna uusan isticmaalin, kan isticmaalane uusan arkin?
JAWAB
Waa Karfanta nin sameeyayna wuu iska gadaa kii gatay ma isticmaalo kan isticmaalane ma arko waana meydka
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
