Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Wadankii loo yaqaanay Mesopotamia ama Bilaadul-raafideyn?

JAWAB

Wadankii loo yaqaanay Mesoptamia (بلاد الرافدين) wuxuu ahaa wadanka Ciraaq