Na Weydii Suaal

SUAAL

Sidee suurto gal ku tahay in qofka u banaanka u baxo iyadoo uu roob da’aayo timihiisana wax qoyaan ah aysan gaarin koofi ama wax la mid ahna ma wato?

JAWAB

Madaxa ayuu iska xiirayaa markaasi timihiisa ma qoyi karaan maxaa yeelay timo ma lahanbo.

Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha