Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Saxaabigii Shaam Ku Dhintay Nabigu Janaasadiisa Uu Ku Tukaday?

JAWAB

Majiro Saxaabi Shaam Ku Dhintay Nabigana Uu Janaaso Ku Tukuday.

Rasuulka ‘Naxriis iyo Nabad Gelyo korkiisa Ha Ahaatee‘, waliigisa wuxuu janaaso qaa-ib ah u tukuday Najaashi oo ahaa boqorkii xabashada.

sida la ogyahayna Najaashi kuma dhimanin Shaam, Wuxuu ku dhintay dhulalka Xabashada gaar ahaan magaalada Aksuum.

Sidaa darteeda majiro saxaabi  shaam kudhintay nabigu janasadiisa uu tuktay.