Na Weydii Suaal

SUAAL

Sidee Ayuu Nabi Muuse Ugu Diyaar Garoobay Illaahey Lakulankiisii?

JAWAB

Wuxuu Ugu Diyaar Garoobay: Wuxuu Soomay 40 Maalmood, Qoomkiisana Wuxuu Ku Dhaafay Nabi Haaruun