Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Salaada Ka Kooban Labo Rakacadood Oo Uu Qofka Rukuucayo Afar Rukuuc?

JAWAB

Waa Salaada Bil Madoobaadka Iyo Qorax Madoobaadka Markay Dhacaan La Tukado (صلاة الخسوف والكسوف).

Nooca Suaasha