Na Weydii Suaal

SUAAL

Salaadee Ayey Ahayd Salaadii Ugu Horeeysay Ee Rasuulka Lagu Farad Yeelay?

JAWAB

Waxay Ahayd: Salaada Duhur (صلاة الظهر).