SUAAL
Muxuu Ahaa Mansabkii Ama Jagadii Ugu Horeeysay Ee Uu Cumar Binu Cabdil Casiis Qabtay?
JAWAB
Wuxuu Waali Ama Goormotoore Ka Noqday Magaalada Madiina Al-Munawara.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
