Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Goormaa Ayuu Geeriyooday Imaam Al-Bukhaari?

JAWAB

Wuxuu Geeriyooday: 1 – Bisha Shawal – Sanadkii 256 Hijriga, Oo Ay Ku Beegnayd 1 Bisha September – Sanadkii 870 Miilaadiga.