Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Imisa Salaadaha Faradka Ah Ee Ay Muslimiintu Tukadaan?

JAWAB

Waa: Shan Salaadood, Waxaana Lakala Yiraahdaa [Subax, Duhur, Casir, Maqrib, Cisho].