Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa Rakcadood Ayaa La Tukadaa Salaadaha Dayax Madoobaadka Iyo Qorax Madoobaadka?

JAWAB

Waxaa La Tukadaa Labo Rakcadood, Waxaana Rakacdiiba La Rukuucaa Laba Mar.