SUAAL
Sheeg Magaca Dhabta Ah Ee Saxaabiga Abuu Muusaa Al-ashcari?
JAWAB
Abuu Muusaa Al-ashcari Magaciisa Dhabta Ah Waa Cabdullahi Bin Qays Al-ashcari (عبدالله بن قيس الأشعري).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
