Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad Sheegtaa Asxaabigii La Dilay Isagoon Weligii Alle U Sujuudin?

JAWAB

Wuxuu Ahaa “Cumar Binu Thaabit” (عمر بن ثابت), Waxaa La Dilay Isla Maalinkii Uu Soo Islaamay, Waxaana Lagu Dilay Dagaalkii Uxud.