Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Xayawaanka Ay Caanihiisu Yihiin Midibka Basaliga Ama Wardiga?

JAWAB

Waa Xayawaanka Ay Soomaalida Qaar U Yaqaanaan “jeerta“, Luqada English-kana Lagu Yiraahdo “Hippopotamus“.