Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa Salaadood Ayey U Dhigantaa Salaada Lagu Tukado Masjidka Xaramka Kacbada?

JAWAB

Waxay U Dhigantaa “Boqol Kun (100000) Salaadood.