Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Dalka Ay Ku Taalo Dekadda Al-caqaba?

JAWAB

Waxay Ku Taalaa Dalka “Jordan“, Waana Dekadda Kaliya Ee Uu Dalkaasi Leeyahay.