SUAAL
Sheeg Magaca Saxda Ah Ee Imaam Abuu Daa’uud?
JAWAB
Waa “Suleymaan Bin Al-ashcath Bin Isxaaq Bin Bashiir” (سليمان بن الأشعث بن إسحاق بن بشير), Wuxuuna Ku Caan ahaa “Abuu Daa’uud” (أبو داؤود).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
