SUAAL
Imisa Sano Ayuu Noolaa Saxaabiga Abii Cubeyda Caamir Binul Jaraax?
JAWAB
Saxaabiga Abuu Cubayda Inta Sano Uu Noolaa Hadii Loo Xisaabo Taariikhda Hijriga Waxey Noqoneysaa 58 Sano, Laakiin Hadii Loo Xisaabo Taariikhda Miilaadiga Wuxuu Noolaa 56 Sano.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
