Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa Jeer Ayaa Lagu Xusay Quraanka Kariimka Magaca Xawaa?

JAWAB

Quraanka Kariinka Laguma Xusin Magaca Xawaa.