Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Kuma C/Qaadir Jaylaani?

JAWAB

Cabdul Qaadir Jeylaani Waa Imaam Suufi Ah Waxaana Lagu Sheegaa In Madhabtiisa Ay Aheyd Xanbali, Hase Yeeshee Waxaa Jira Dad Qaar Ee Aaminsan Iney Madhabtiisa Aheyd Shaafici.C/Qaadir Jaylaani Waa Imaamka Ay Firqada Qaadiriyada U Nisba Sheegtaan.C/Qaadir Jaylaani Wuxuu Ahaa Imaam Caalim Ah Oo La Sheegay In Ay Gacantiisa Kusoo Hanuuneen kumanaan Ruux.