Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sanadkii Uu Orodyahanka Cabdi Bile Ka Qeyb Qaatay Tartanka Oradada Olympic Games?

JAWAB

Wuxuu Ka Qeyb Qaatay Sanadkii 1984 Miilaadiga.