Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Maxay Suujuudu Sahwi?

JAWAB

Sujuudu Sahwi Waa Laba Sujuudood Ee La Sujuudo Marka Uu Qofka Salaadiisa Uu Ka Was-waaso, Ama Uu Shaki Ka Galo Ama Hilmaamo Mid Kamid Ah Arkaanta Salaada, Waxaana La Sujuudaa Inta Aan La Salaam-noqsan Ka Hor,