SUAAL
Waa Maxay Aabiteey?
JAWAB
Aabiteey: Waa Warqad Ama Bac Loo Sameeyay Sida Diyaarada Oo Kale Kadibna Xarig Dhuuban Oo Ay Soomaalida Qaar U Yaqaanaan Ceengari Lagu Xiro Kdibna La Duuliyo Ama Hawada La Galiyo, Sidoo Kale Waxaa Gadaal Looga Xiraa Xarig Gaaban, Waxaana Lagu Hagaa Xariga Ceengariga, Waana Nooc Kamid Ah Walxaha Ay Ilmuhu Ku Cayaaran, Waxaana Luqada English-ka Lagu Yiraahdaa (Kite).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
