SUAAL
Sheeg Sanadkii Uu Geeriyooday Cumar Xasan Al-basri?
JAWAB
Cumar Xassan Al-Basri ( عمر حسن البصري ) wuxuu geeriyooday sanadkii 110 ee Hijriga, oo ku beegnayd sanadkii 728 Miilaadiga
Al-xasan Bin Yasaar Al-Basri (الحسن بن يسار البصري) wuxuu ahaa mid kamid ah culimadii Islaamka soo maray, wuxuuna dhashay laba sano ka hor inta uusan geeriyoonin Cumar Bin Khadaab (عمر بن الخطاب) allaah ka raali noqdee, waxaana loogu kuniyeeyaa Abii Saciid (أبي سعيد) wuxuu dhashay sanadkii 21 ee Hijriga, oo ku beegnayd sanadkii 642 Miilaadiga wuxuuna geeriyooday sanadkii 110 ee Hijriga, oo ku beegnayd sanadkii 728 Miilaadiga
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
