Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Halkee Ayuu Aaaday Inankii Nabi Nuux Ee “Saam” Duufaanta kadib?

JAWAB

Saam Wuxuu Aaday Koonfurta Jaziirada Carbeed, Oo Ah Meesha Hada Loo Yaqaano Dalka Yamen.