SUAAL
Sheeg Magaalada Uu Ku Geeriyooday Cabdil Malik Binu Marwaan?
JAWAB
Wuxuu Ku Geeriyooday Magaalada Demishiq (دمشق) Ee Dalka Suuriya .
Cabdil Malik Binu Marwaan wuxuu kamid ahaa khulafadii ama madaxdii soo maray dowladii Umawiyiinta, wuxuuna ahaa khaliifkii shanaad Ee Dowladii Umawiyiinta.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
