Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Imisa Sano Ayuu Cabdil Malik Binu Marwaan Xukunka Haayay?

JAWAB

Wuxuu Haayey Xukunka: 21 Sano.

Cabdil Malik Binu Marwaan wuxuu kamid ahaa khulafadii ama madaxdii soo maray dowladii Umawiyiinta, wuxuuna ahaa khaliifkii shanaad Ee Dowladii Umawiyiinta.