Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Afar Aan Wax Shaneeya Lahayn?

JAWAB

Waa: Afarta Kutub Ee Uu Illaaheey Soo Dejiyey Oo Kala Ah: 1. Quraan 2. Towraat 3. Injiil 4. Zabuur

Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha