SUAAL
Sheeg Magaca Markabka Ugu Wayn Caalamka?
JAWAB
Markabka Ugu Wayn Caalamka Waxaa Lagu Magacaabaa: “SYMPHONY OF THE SEAS”
Markabkani wuxuu ka kooban yahay 18 dabaq, wuxuu sidoo kale leeyahay 22 maqaaxi ama meel laga cunneeyo, wuxuu kaloo leeyahay 24 barkado dabaal ah, waxaa sidoo kale ku dhex yaala 2795 qolal ah.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
