Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Garoonka Kubada Cagta Ugu Wayn Dunida?

JAWAB

Garoonka Kubada Cagta Caalamka Ugu Weeyn Waxaa Lagu Magacaabaa: “RUNGRADO MAY DAY STADIUM “

Garoonkaani wuxuu ku yaalaa dalka “Woqooyi Kuuriya”, waxaana garoonkani dhismihiisa si rasmi ah loo dhameeyay sanadkii 1989 ee miilaadiga.