Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Soohdinta Kala Qaybisa Qaarada Afrika Iyo Qaarada Asia?

JAWAB

Waxaa Kala Qeybiya Kaanaalka “Suways”.