Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sanadkuu Ahaa Markii Ugu Horeeysay Ee La Sameeyay Mobile Shaashada Laga Isticmaalo?

JAWAB

Sanadkii 1992 Ayey Ahayd Markii Ugu Horeesay Ee La Sameeyay Mobile Shaashada Laga Isticmaalo (Touch Screen)