Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Naagta Mar La Guursado Ee Lasoo Furo?

JAWAB

Waxaa Loo Yaqaanaa: “Garoob”.