Na Weydii Suaal

SUAAL

ٍSheeg Halka Ay Ku Taalo Buurta Loo Yaqaano Buurta Naxriista?

JAWAB

Waxay Ku Taalaa Inta U Dhaxeysa Magaalada Makka Iyo Magaalada Dhaa’if Ee Dalka Sacuudiga, Waxayna Dhanka Barri Ka Xigtaa Buurta Carafaat.